Children’s Health: Childhood Vaccination/Immunisation (Questions and Answers)

Bristol Somali Resource Centre (BSRC) and Lawrence Hill Health Centre are jointly inviting you to the following scheduled Zoom event:

Topic: Children’s Health: Childhood Vaccination/Immunisation (Questions and Answers).

Speakers: Dr Katrina Darke (GP), Louise Murray (Nurse Manager), Suad Aden (Adult Nurse/Public Health) and Huda Hajinur (Nurse Practitioner /Vaccination Coach).

Date and Time: Friday, 16 July 2021 at 06:30 PM, Bristol, UK.

Join Zoom Meeting
https://us02web.zoom.us/j/82329235613?pwd=YnE0SE1GZlZ2ZVliZkhsZGo2L2hlQT09

Meeting ID: 823 2923 5613
Passcode: 159501

NB: Please send your questions to Zahra Kosar on 07305088492 or zahra@somalicentre.co.uk


Bristol Somali Resource Center (BSRC) iyo Lawrence Hill Health Center waxa ay si wada jir ah kuugu casuumayaan munaasabadan zoom ka ah.
Mawduucu wuxu ku saabsanyahay: Tallaalka Carruurta (Childhood vaccination/immunisation). Munaasabadu waxay noqon doontaa hab su’aalo iyo jawaabo ah.
Bahda caafimaadka ee ka jawaaabaya su’aalaha waa: Dr Katrina Darke (GP), Louise Murray (Nurse Manager), Suad Aden (Nurse/Public Health) iyo Huda Hajinur (Nurse Practitioner/vaccination coach).
Taariikhda iyo Waqtigu waa: Jimcaha, 16 ka July 2021, 06:30 ka fiidnimo ee saacadda, UK.
Halkan kaga soo biir (Zoom link):
https://us02web.zoom.us/j/82329235613…
Meeting ID: 823 2923 5613
Passcode: 159501
FG: Fadlan su’aalahaaga u soo dir: Zahra Kosar. Mobile: 07305088492 ama email: zahra@somalicentre.co.uk